Barnaamijkan ayaa looga dooday doorka ay ka qaadan karaan ururrada ka shaqeeya arrimaha haweenka iyo hogaamiyeyaasha bulshada Nabadda iyo awoodsiinta Bulshada.
Barnaamijka ayaa waxa ka qeybgalay xubno ka socday ururrada bulshada rayidka ah, Dhaqanka iyo Culumaa’udiinka.
Hoos ka dhageeyso Barnaamijka oo dhameystiran.