Barnaamijkan oo iska kaashanayaa xarunta daraasaadka haweenka Soomaaliyeed ee SWSC iyo Idaacadda Radio KIsmaayo ayaa diiradda lagu saarayay fahamka sababaha asalka u ah xadgudubyada loo geysto haweenka iyo sida loogu heli karo xal waara.
Barnaamijka waxaa ka qeybgalay mudaneyaal ka tirsan Baarlamanka Jubbaland iyo xubno ka socday ururrrada haweenka ee Jubbaland.
Halkan ka dhageeyso Barnaamijka oo dhameystiran.