
Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabelle Yuusuf Ahmed Hagar Dabageed iyo wefddi balaraan oo u hogaaminayay ayaa Gaaray Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan
Safar dhulka ah ayay uga Ambabaxeen magaalada beledweyne waxana u madaxweyne ku xigeenka u guun-dhiig u noqon doonaa Howlgal balaraan oo lagu Xureen doono Wabxo illa Ceelbuur
SocdAalka Madaxweyne ku xigeenka waxaa ku Wehliyay Xilibaan Jacfar iyo Ciidamo u hogaminayay oo donaayo in ay qabsaddaan Wabxo illa Ceelbuur.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







