WHO ookudhawaaqday in cudurkaMonkeypoxuuyahayxaaladdeg-degoocaalami ah

578

UrurkaCaafimaadkaAdduunka (WHO) ayaasirasmi ah ugudhawaaqaySabtidii in cudurkacusubeeMonkeypoxeekadillaacaydalalbadanookabaxsanAfrikauu mar horeisubeddelayxaaladcaafimaadoodegdeg ah oocaalami ah (PHEIC).

Ka dib markiiuu dib isuguyeerayGuddigaGurmadkaDegdegga ah ee WHO KhamiistaeekusaabsanCudurkamonkeypox eek a dilaacaycaalamka, AgaasimahaGuudee WHO TedrosAdhanomGhebreyesusayaago’aankugaarayshirjaraa’idSabtidiisiuuugudhawaaqoheerkaugusarreeyaeedigniinta ay hay’addacaafimaadkaadduunkasoosaarikartowaqtigan, xitaaiyadaooaan la helin. is-afgaradkaguddiga.

“Markala sookoobo, waxaanhaynaacudurdillaacayoosidegdeg ah ugufaafayadduunkaoodhan, ayadoo la isugugudbiyohababcusub, taasooaynan wax badankafahamsanayn, kaasoobuuxiyayQiimeyntaCaalamiga ah eeCaafimaadka,” ayuuyiriTedros.

“Dhammaansababahan, waxaango’aansaday in faafitaankacudurkaMonkeypoxeecaalamiga ahi uukadhiganyahayxaaladdegdeg ah oocaafimaaddadweyneoowalaaccaalami ahleh,” ayuuxusay.

AstaamahauguhorreeyaeelaguarkobukaankauukudhacofeyraskaMonkeyboxwaxaaka mid ah qandho, madax-xanuun, murqoxanuun, dhabarxanuun, qarqariyodaal, sida ay sheegtaywaaxdabadqabkaiyoarrimahacaafimaadka UK.