Qaar kamid ah ganacsatada iyo dadka danta yar oo ka hadlay sara ukaca ku yimid maciishadaha kala duwan ee kismaayo

1004

Sara ukaca ku yimid raashiinka noocyadisa kala duwa ayaa waxa uu saameeyay dadka dan yarta ee ku nool magalada kismaayo aanan awodin in eya qiimahaas ku gataan raashiinka taas oo kentay dagaalada dunida ka socdaan
Waxyabaha kacay.

Ganacsatada magalada kismayo ayaa iyana iiga waramay in ay saaida ukacday saliida iyo sonkorta taso sawabtay dagalada ka socdaan yugreyn taas oo ay ka imaani jirtay saliida
Sido kale dadka danyarta ayaa waxa ay ino sheegeen in aysan awoodin sara ukaca ku yimid rashiinka sida saliida taas oo dhib ku ah.