Madaxweyne Ku Xigeenka Jubaland oo Kulaan la Qaatay Guddiga Abaabulka Ciidamada Gedo

33

Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Dowladda Jubaland Mudane Mohamud Sayid Aden ayaa kulan la qatay Guddiga abaabulka iyo isku dubarida qeybaha kala duwan ee ciidanka Dowladda Jubaland ee ku sugan Gobalka Gedo.

Kulanka oo ay ka qeybgalen Wasiirka amniga, , Xildhibaano, Maamulka Gobolka, iyo taliyasha ciidmada ayaa Gudiga looga dhageysatay warbixinta waxaa u qabsomay iyo diiwaangelinta ciidanka Daraawiishta Dowladda Jubbaland ee Gobalka Gedo.