Waxaa maalinkii Labaad galay ๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐๐ญ๐๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ฌ๐ญ๐๐ซ๐๐๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐ก๐๐ ๐๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐ oo ay soo agaasintay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Dowladda Jubbaland.
Kulanka ayaa waxaa ka soo qaybgalay xubno ka socday bahda cadaaladda, Jaamacadaha, Haweenka, Dhalinyarada, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
Waxaana looga gol-laha madasha kulanka helida aragtiyo ku aaddan horumarinta Nidaamka Cadaaladda, taas oo ku salaysan istaraatiijiyad cusub oo ka tarjumaysa baahiyaha iyo Talooyinka bulshada iyo in Sidokale lahubiyo daahfurnanta nidaamka cadaaladda sidii uu noqon laha mid hufan oo loo wada dhan yahay.