Gudomiye ku xigeenka baarlamaarka Jubbaland oo soo xirey kulan ugu socday aqalka martida ee magaalada kismaayo mudanayaasha golaha wakiilada Jubbaland

164
Gudomiye ku xigeenka baarlamaarka Jubbaland Mudane Cabdi Baaley xuseen ayaa maanta soo xirey kulan ugu socday aqalka martida ee magaalada kismaayo mudanayaasha golaha wakiilada Jubbaland iyo xildhibaano ka socday aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kaa oo looga hadlaayay lunsashada deeqaha iyo arimaha gar gaarka ee la leexsado.
Kulanka oo socday laba cisho ayaa inta badan looga munaaqashoonaayay sidii sharciyo loogu yeeli lahaa musuq maasuqa arimaha gar gaarka ee loogu tala galay dadka dalka gudahiisa ku barakacey.