Dhageyso:Qeybta2aad Barnaamij gaar ah oo ku saabsan ahmiyada waxbarashada iyo sida loo kordhin karo tirada caruurta ee iskuulaadka

249

Qeybtan waxaan diirada ku saaraynaa waxbarashada aas aasiga ah iyo in bulshada laga dhiso dareenkooda dhinaca waxbarashada si ay ukororto tirada caruurta ee iskuulaadka aadeysa.

Waxaa barnaamijkan taaba galinaya hay’ada L.W.F oo kaa shanaysa deeq bixiyaha radio Aid anagoo Radio Kismaayana waan idiin soo gudbinaynaa .