Ayadoo maanta guud ahaan koonfurta iyo bartamaha soomaaliya loo fariisanayo imtixaanka shahaadiga ee fadalka 12aad ee sanad-dugsiyeedka 2023/2024, ayaa waxaa maanta markii ugu horeysay uu ka qabsoomay degmada Ceelwaq ee gobalka Gedo,
Ardayda waxkabarata Dugsiga sare ee Imaamu-shaafici, ayaa noqonaya ardaydii ugu horeysay ee ufariista imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare markii labaad ayagoo sanadkii hore imtixaanka kusoo qaatay degmada Baladxaawo,