
Barmaamijka Isbadelka Cimilada qeybtii 3-aad oo ay iska kaashanayaan Radio Kismaayo, Hay’adda Lutheran World Federation – LWF iyo Brot für die Welt (bread for the world)
Barmaamijka waxaan uga hadlayna hababka ugu wanaagsan ee loo xaka meeyn karo khataraha ka dhallan kara Isbadelka Cimilada.