Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Qaranka,Marwo Safiya Xasan Maxamed ayaa kulan gaar ah la qaadatay Madaxa Bisha Cas Turkiga ee Soomaaliya MD. Şerif Şimşek.
Kulankaan ayaa ahaa mid looga hadlayay sidii loo garab istaagi lahaa dadaka Barakacyaasha ah Qaxootiga iyo magangalyadoonka