ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamij gaar ah oo ku saabsan qashin asturida iyo nadaafada ilaa linta deeganka
waxaana ka qeeb galay DR maxamed maxumed xasan xiirey oo ah madaxa fayadhowrka ee wasaarada cafimaadka jubbaland
waxaana barnaamijka soo jeediyay abdirisaaq wadani