Ruushka oo weeraray Deked kutaal Ukraine taas oo shaki gelisay heshiiskii Hadhuudhka

611

Madaxweynaha Ukraine VolodymyrZelenskyayaadowladdaRuushkakudhaleeceeyaygantaallaguweeraraydekedda Odesa isagookutilmaamay “Weerarwaxashnimo ah” maalinuunka dib markii ay dhinacyadadagaallamayaheshiiskugaareen in dib loo bilaabodhoofintabadarkaee ay xannibeeniskahorimaadyada.

Milateriga Ukraine ayaasheegay in difaacyadoodacirka ay soorideenlabogantaaloonooca loo yaqaan Cruise missiles balselabo kale ay u suurogashay in RuushkukudhuftaandekeddaSabtidii, taasooKeenikarta in RuushkuburburiyayHeshiiskiitaariikhigaahaaooyimidkadibwadahadalosocdaybilooyinooloogagollahaa in laguyareeyodhibaatadacunnadaeeadduunka.

Zelenskywuxuusheegay in weeraradii Odesa ay muujinayaan in Moscow aanlagukalsoonaankarininayfulisobalamihiiayqaaday.

“WeerarkagantaalkaeeRuushkumaantakuqaaday Odesa, eedekeddeena, waa mid foolxun, sidoo kale waxaydhabarjabkuahaydmawqifyadasiyaasadeedeeRuushkalaftiisa,” ayuuZelenskykuyidhikhudbadiisahabeenimo, isagaoointaakudaray in wadahadalkalalayeesho Moscow uunoqday mid aan la siiwadikarin.

“WeerarkaWaxashnimadaeeRuushkuwaxaynagusoocaawinaysaainaanhelnohubkaaanu baahannahaysiaan u guuleysano,” Zelenskyayaakudaray.

Weerarkaayaayimidmaalin unkadibmarkii Moscow iyo Kyiv ay kuheshiiyeenheshiis ay garwadeenkaahaayeenmadaxweynahaTurkigaRecepTayyip Erdogan iyomadaxaQaramadaMidoobay Antonio Guterres.

Odessa waa mid ka mid ah saddexxarumoodoodhoofin ah ooloogutalagalayheshiiska, waxaanasaraakiisha Ukraine ay sheegeen in hadhuudhlagukeydiyaydekeddaxilligashaqojoojinta, inkastookaydkacuntadauusan u muuqan mid la garaacay.

Guterres – ooguddoominayayxafladdasaxiixaJimcihii – “siaanmugdikujirin” ayaa u cambaareeyayweerarka, ayuuyirikuxigeenkiisa, wuxuunakubooriyaydhammaandhinacyadainaykuadkeystaan ​​heshiiska.

MadaxasiyaasaddaarrimahadibaddaeeMidowgaYurubJosepBorrellayaasitoos ah ugueedeeyayRuushkamas’uuliyaddaweerarka.

“In la weerarobartilmaameedkamuhiimka ah eedhoofintahadhuudhkamaalinkadibmarkii la saxiixayheshiisyada Istanbul ayaa ah mid sigaar ah aan u cambaareeynayno, waxayna mar kale muujinaysaaxushmaddarradauuRuushkuu hayosharcigaCaalamiga ah iyoBallamaha,” ayuuyidhi.

Xoghayahaarrimahadibaddaee UK Liz Truss ayaasheegtay in weerarkuuuahaa “mid laganaxo” oogabiahaanbaaan loo baahnayn.

Mareykankaayaasidoo kale “siadag u cambaareeyay” weerarka, iyadooxoghayahaarrimahadibadda Antony Blinkenuusheegay “in ay shakiweyngelisaykalsoonidakago’naantaRuushkaeeheshiiskiishalay.”