Shirka Golaha Wasiirada Jubbland oo lagu wado in lagu qabto meel ka baxsan Kismaayo Markii oogu horeysay

730

Shirka Golaha wasiiradaJubbaland ayaa maanta lagu wadaa in lagu qabto meel ka baxsan kismaayo sida ila xog ogaal oo ka tirsan madaxtooyada Jubbaland ay xaqiijinayaan
Baddi golaha wasiirada Jubbaland  ayaa maalmahan kusugnaa dhoobley oo ka tirsan gobolka jubada hoose

Ujeedka kullanka golaha wasiiradaJubbaland  kullankooda dhoobley lagu qabanayo ayaa lagu sheegay inay golaha wasiirada Jubbaland  ay meel marin rabaan in dhoobley iyo Buurdhuubo oo ka kala tirsan gobolada gedo iyo Jubada hoose loo aqoonsan doono inay yihiin kadib markii ay buuxiyeen shuruudaha degmonimo.