Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Tababar usoo Xiray Dufcadii Shanaad oo ka tirsan Ciidamada sida gaarka ah Utababaran.
Munaasabada ayaa ka dhacday Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, iyadoo ciidanka ay mudo bilooyin ah Tababar ku qaadanayey Magaalada Baydhabo.