Barnaamijkan oo ay soo qabanqaabisay hay’adda SWSC ayaa waxaa kasoo qeybgalay masuuliyiin ka kala socotay ururrada bulshada rayidka ah ee Jubbaland, sida ururka haweenka, wasaaradda haweenka iyo mid kamid ah mudaneyaasha baarlamanka Jubbaland.
Hoos ka dhageeyso Barnaamijka oo dhameystiran.