AKHRISO: Maxaa looga hadlayaa kulanka Golaha Aqalka Sare ?

1073

Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay akhrinta koowaad marsiiyaan Hindise sharciyeedka Hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed.

 

Xildhibaanada  ayaa dood adag ka lahaa maalmihii lasoo dhaafay Sharciga Duulista Rayidka ee Hawada.

 

Xildhibaannada Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa horay usoo meelmariyay sharciga Hay’adda duulista rayidka, waxaana la filaa in Aqalka sare uu meel mariyo kaddib markuu marsiiyo heerarka Akhrinta ee sharcigaan.