Xoghaya guud ee garsoorka Jubaland Cabdullaahi Cabdi-qaadir aadan oo la hadlay Idaacada Radio kismaayo ayaa waxa uu ka warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay garsoorka jubaland sanadkii tagay iyo sidoo kale taariikhda garsoorka jubaland iyo xilliga la aasaasay garsoorka jubaland.
Sidoo kale xoghayaha ayaa waxa uu ka hadlay qorshayaasha sanadkaan u dagsan bahda garsoorka jubaland ee u baahan wax ka qabashada
Dhinaca kale xoghayaha ayaa waxa uu ka hadlay arimo badan oo ay ka mid yihiin hormarinta adeegga garsoorka jubaland iyo hirgelinta xafiisyada kale ee garsoorka jubaland.
 Wariye Fantastig