
Golaha wakiilada Jubbaland oo yeeshay kala fadhigooda 4aad ayaa waxaa uu kullankoodu ku saabsanaa soo xirista shaqooyinkii Baraalamaanku ay u ahayeen bulshada iyada oo kullanka lagu sheegay in Baarlamaanku fasax dheer gali doono waxaa soo xaadiray kooramka maanta 42-mudane sidookale si aqlabiyad leh ayay mudanayaashu isigu raaceen soo xirista Baarlamaanka




![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)






