Ciidanka Geesiyada Dowlada Jubbaland oo Bilaabay Howlgallo Ballaaran oo ka Dhan ah Khawaarijta

132
Ciidanka halyeeyda dowladda Jubbaland ayaa bilaabay howlgallo ballaaran oo ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta, kuwaas oo lagu beegsanayo goobaha ay kaga dhuumanayaan deegaannada Jubbaland.
Howlgalladan ayaa ujeeddadoodu tahay ciribtirka khataraha argagixisada, sugidda amniga shacabka, iyo xaqiijinta nabadda iyo xasilloonida gobolka.
Dowladda Jubbaland ayaa sii wadi dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta ilaa laga cirib tiro guud ahaan deegaannadeeda juubbaland iyo Soomaaliya oo dhan.