Bulshada Magaalada Kismaayo oo taageeray go’aankii Jubbaland

81
Isku isku soo bax balaadhan oo lagu taageerayey go’aanka Dowlada Jubbaland ka qaadatay Arimaha doorashooyinka Dalka iyo Teegeeridii Xildhibaanada federalka kumatala Jubbaland ayaa lagu qabtay Magaalada Kismaayo ee Xarunta kuumeel gaarka ah Dawlada Jubaland.
Kulanka oo ay Soo qaban qabiyeen Ururada Haweenka Dagmada Kismayo ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaarada haweenka iyo Arimaha Qoyska Jubbaland, Hogaamiyayaasha Ururada Haweenka iyo Marti sharaf kale
Bulshada rayidka ah ayaa Cadeeyay in ay ku mowqif yihiin Madaxwaynaha Jubbaland iyo Xildhibaananada federalka ku katala Jubbaland islamarkaana ay doonayaan in Mudnaanta koobaad la siiyo ilaalinta Dastuurka iyo xeerarka Dalka.
+3