
Kusimaha Taliyaha ahna Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Cusmaan Cabdullaahi (kaniif) ayaa maanta shir guddoomiyay shirka Qamiislaha ah ee Hoggaannada iyo Fadhiyada madaxabanaan ee Booliska Soomaaliyeed,
Inta uu shirka socda waxaa lagu lafa-guray hawlaha shaqo ee u qabsoomay hoggaanka iyo waxyaabaha gaabiska noqday
Taliyaha ayaa warbixino ka dhagaystey qaar kamid ah saraakiisha hoggaannada kuwaasi oo ka warbixiyay habsami u socodka hawlaha shaqo ee Booliska.





![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







