๐—ช๐—”๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฅ๐—ž๐—” ๐—œ๐—ฆ๐—š๐—”๐—”๐—ฅ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐—ง๐—˜๐—ž๐—ก๐—ข๐—Ÿ๐—ข๐—๐—œ๐—ฌ๐—”๐——๐—” ๐—ข๐—ข ๐—•๐—ข๐—ข๐—ค๐——๐—”๐—ฌ ๐—ซ๐—”๐—ฅ๐—จ๐—ก๐—ง๐—” ๐—›๐—”๐—ฌโ€™๐—”๐——๐——๐—” ๐—œ๐—ฆ๐—š๐—”๐—”๐—ฅ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—ค๐—”๐—ฅ๐—”๐—ก๐—ž๐—” (๐—ก๐—–๐—”)

303
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS ๐—ซ๐—ถ๐—น๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ (๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ) ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagay Xarunta ๐—›๐—ฎ๐˜†โ€™๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—œ๐˜€๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ, waxaana ku soo dhaweeyey Maareeyaha guud ee Hey’adda ๐— ๐—ฑ. ๐— ๐˜‚๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ ๐—ฌ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ป ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ธ๐—ต iyo Maareeye ku-xigeenka Md. ๐—”๐˜…๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ฆ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ.
Maareeyaha guud ee Hey’adda Isgaaraiinta Qaranka ๐— ๐—ฑ. ๐— ๐˜‚๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ ๐—ฌ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ป ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ธ๐—ต ayaa Sheegay in ay ku faraxsanyihiin in Maanta Wasiirka Booqasho ku yimaado Xarunta Hey’adda.
Kormeerka iyo Booqashada inta kuu marayey Wasiirka ayaa kulan gaar ah la qaatay Hoggaanka Hey’adda iyo la taliyaasha, waxa uuna dhageestay sida ay socdaan Shaqooyinka iyo howlaha muhiimka ah, sidoo kale Wasiirka ayaa mid mid u tagay Xafiisyada ay ku shaqeeyaan Howlwadeenada Hey’adda ๐—œ๐˜€๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ.
๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—ซ๐—ถ๐—น๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ ayaa ugu danbeyn u mahadceliyey hoggaanka Hey’adda iyo Shaqaalaha dadaalka shaqo ay wadaan.
๐—›๐—ฎ๐˜†โ€™๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—œ๐˜€๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ oo hoostimaado Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada waxa ay Mas’uul ka tahay fududeynta horumarinta, maamulka iyo nidaaminta isgaarsiinta Dalka.