Wafdi balaaran uu hogaaminayay Madaxweyne ku xigeenka Koowad ee Dowlada Jubbaland mudane Maxamuud Sayid aadan

545
Madaxweyne ku xigeenka Koowad ee Dowlada Jubbaland mudane Maxamuud Sayid aadan iyo wafdi balaaran uu hogaaminayay ayaa Maanta Gaaray Deegaanka Geediwayan oo dhinaca Beri ka xige Degmada Doolow ee Gobolka Gedo,
 
Waxaana halkaasi ku soo Dhaweeyay Maamulka Deegaanka Geediwayne iyo Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada,
 
Wafdiga ayaa waxaa Qayab Ka ahaa Xildhibaaano ka tirsan Baarlamanka JFS, xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Jubbaland, Golaha Wakiilada, Maamulka Gobolka Gedo, kan degmada Doolow,
 
Ujeedka Wafdiga ayaa Daarnaa u kuu Galida Xaaladaha Nololeed ee ay ku Noolyihin dadka deegaanka Geedwayane iyo Wax sida looga Qaban lahaa,