![453671b8-366c-44a3-8ed9-632733e71969](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2020/01/453671b8-366c-44a3-8ed9-632733e71969.jpg)
Wasaaradda Waxbarashadda Jubbaland ayaa soo gaba-gabaysay qaybinta manhajka cusub,iyadoo wasaaradda buug gaadhaysa 150,000 ka qaybisay degmooyinka kala duwan ee Jubbaland .
Wasaaradda waxbarashadda iyo Tacliinta Sarre ee Jubbaland ayaa sheegtay in degmadda Ceel-waaq aan wali la gaadhsiin manhajka Cusub, taasna ay Sabab u tahay degmadda oo aan wali garoonkeeda. wanaagsan u shaqaynin,waxaana ay intaas raacisay in sidda ugu dhasiyaha badan wasaaradda u gaadhsiin-doonta ardayda degmadda Ceel-waaq manhajka cusub.
Agaasimaha waaxda kormeerka ee wasaaradda waxbrashada Jubbaland ayaa sheegay in sidoo kale goobaha waxbrashadda ee Afmadow iyo dhoobley la gaadhsiiyey manhajka .