Dhageeyso; digniin loo diray maamuladii hore ee gobolka gedo

Dhageeyso; digniin loo diray maamuladii hore ee gobolka gedo

75
0
SHARE

Guddoomiye ku xigeenka gobolka gedo oo wareysi siiyay idaacadda Redio Kismaayo Codka Jubbaland ayaa digniin waxaa uu u diray guddoomiyaashii hore ee maamulada degmooyinka gobolka Gedo,kuwaasi oo xilalka laga qaaday.

Guddoomiye ku xigeenka ayaa maamuladii hore ku eedeeyay in ay fowdo ka wadaan degmooyinka Gobolka Gedo, islamarkaana arintaasi aan loo dulqaadan karin

Sidoo kale Guddoomiye ku xigeenka ayaa waxaa uu sheegay in tilaabo laga qaadi doono maamuladii hore ee xilalka laga qaaday, isagoona digniin u diray.

LEAVE A REPLY