Dhageeyso: Xalqaddii Labaad ee Barnaamijka Marwo

Dhageeyso: Xalqaddii Labaad ee Barnaamijka Marwo

13
0
SHARE

Waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa xalqaddii labaad ee Barnaamijka Marwo oo ah Barnaamij todobaadle ah oo diiradda lagu saaro arrimaha haweenka.

Qeybtan ayaa waxaa todobaadkan diiradda lagu saaray Nolosha Gabdhaha Naafada ah, ayadoo ay ku jiraan sheekooyin Xiiso leh.

HOOS KA DHAGEEYSO:

LEAVE A REPLY