Wasaaradda Maaliyada Jubbaland oo war kasoo saartay Canshuuraha Waddo-marista Gaadiidka

20

Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Jubbaland ayaa shaacisay Waqtiga rasmiga ah ay bilaabaneyso qaadista Canshuuraha Waddo-marista Gaadiidka, Canshuuraha Iibka iyo Canshuuraha Guryaha Jubbaland.