Barlamaanka Jubbaland oo manta meelmariyey miisaaniyada cusub ee 2022 ku shaqayn doonto dowlad goboleedka Jubbaland.

965

 
Golaha Barlamaanka Jubbaland oo manta yeeshay kalafadhigii sadexaad Fadhigiisa sideedaad ayaa waxaa ay meelmariyeen ansixinta Miisaaniyad sanadeedka 2021-2022 ee dowlad goboleedka Jubbaland.
Kooram-ka golaha ayaa waxaa soo xaadirtay 58 mudane.

Kalafadhigi 3 aad kulankisi 8 aad ee golaha baarlamaanka dowlada goboledka jubblanad ayaa maanta waxaa ay meel mariyeen ansixinta miisaniyad sanadeedka 2021ila 2022 kala fadhiga

Kooramkana waxaa soo buuxiyey 58 mudane,waxaana ay manta meelmariyeen Miisaaniyadda cusub ee dowlad goboleedka Jubbaland ay ku shaqayn doonto sanadka cusub,taas oo gaadhaysa lacag dhan Afartan milyan oo dollarka Maraykanka ah.
Wasiirka Maaliyada Jubbaland Mudane Xussein Xirsi oo waraysi gaar ah siiyey RadioKismaayo ayaa ka hadlay Ansixinta uu barlamaanka meelmariyey miisaaniyada cusub iyo waxa ka ay miisaniyadaan kaga duwan tahay kuwii hore.