Dhageyso Xildhibaan Xassan yare oo madaxwayne Farmaajo ku eedeyey in uu dalka gaadhsiin waayey doorasho heshiis lagu yahay. .

830

 

Siyaasiinta Soomaaliyeed iyo qeybaha kala duwaan ee bulshada ayaa walac iyo eedmo ka muujiyey xalada dalka uu ku sugan yahay,iyadoo  dad badan aaminsan yihiin  madaxweynaha soomaaliya Mohamed abdhulhi farmajo uu dalka garsiin  wayay hanaan doorasho oo loo dhan yahay.

Siysasiinta ka hadalay aritaan ayaa waxaa ka Mid ah Xildhiban Xasan Cabdi  Xasan yare oo walac ka mujiyey xalada dalka asago shegay in hataan uu madaxweyne ka aheen mohamed abdulhi farmajo waqtigisana dhamaday dalka uu ku simo ka yahay gudomiyaha barlamanka.

Xildhibanka oo hadalkisa si wato aya intaasi ku daray Asago shegay in waligisa yusan Madaxweynaha usan sameen u tanasul balse ay samenyeen Masuliinta kale asagoo xusay qeybaha kala duwaan oo sameyay tanasulka.

Doorashada dalka ayaa waxaa hareyey kilaaf kaas oo aan wali laga heshin sido kale waxaa xusid mudan in madaxweynaha somaliyaa uu dhamastay  mudo xileedkisa