DhageysoXildhibaan Xidig Hal Maalin Madaxweynhu M Tanaasulin

753

Iyadoo doorashada soomaliya  uu hareyay kilafyo kala duwan khilaaf kaas  oo aaan wali  ka heshiin Madax heer federal iyo heer dowlad goboleed  ayaa waxaa fashilmay  shirarkii xal looga gaadhayey arimaha doorashada soomaaliya si dalka uu hore ugu socon lahaa.

Qaar ka mida siyaasiyiinta soomaalida iyo qayb ka mida bulshada ayaa ka walaacsan mar xaladaan adage e uu hadda dalka ku jiro.

Xildhimaan abdirashid xidiga oo ah siysasiinta ka hadalay meesha uu marayo dalka ayaa shegay in xaladu dalku ay hataan mel xun tagan-yahay  sidoo kale madaxweynaha hataan  uu waqtiga ka dhamaanayo Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa dad badan waxaa ay ku dhaliilayaan in uusan  ka shaqaynin sidii dalka doorasho loo dhan yahay uga dhicilahayd .

Xildhibaan xidiga oo hadlkisa sii wato ayaa intaasi ku daray waxaa uuna shegay in madaxweynah usan samen talazul badan kaas oo ku adaan kilafka si xaal looga garo balse Madaxweynayaasha Puntlnd iyo Jubaland ay sameyeen u tanazul badan si xaal loo gaadho.

Sido kale waxa uu ka hadalay xalada gobalka Banadir waxa uuna shegay in gobalka Banadir loo helo cid ku ma tasha siyasad gudomiyaha gobalka banadirna kula dardarmay in uu ka shaqeyo sida gobalka banadir aay ku heli lehed xaqeda