Munaasabad lagu xusaaayey maalinta Gudniinka Fircooniga oo Kismaayo lagu qabtay

852

Munaasabad lagu xusaayey maalinta gudniinka fircooniga ayaa maanta lagu qabtay magaalada Kismaayo.

Wasaarada Haweenka Jubbaland oo soo qaban qaabisay munaasabada lagu xusaayey maalinta gudniinka fircooniga ayaa ku marti qaaday qaybaha bulshada iyo hay’adaha ka shaqeeya wacyigalinta gudniinka fircooniga.

Dadkii ka soo qayb galay munaasabada ayaa ka sheekayey dhibaatooyinka uu gudniinka fircooniga u gaysto haweenka.