Golaha midowga musharrixiinta oo sheegay in siddeeda Febraayo looga gudbi karo heshiis la isla oggol yahay

778

Golaha Midowga musharaxiinta ayaa baaq u diray Madaxda ku shiraya Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug.

Galaha Midowga musharixiintu waxaa ay intaa ku dareen in loo baahan yahay in shirku noqdo mid loo dhan yahay si loo meel mariyo waxyaabaha kasoo baxa shirkaasi, waxaana ay ka digeen Goluhu wax waliba oo dib u dhigi kara Doorashada dalka ka dhici doonta.

Hoos ka aqriso  War-saxaafadeedka