Madaxwaynaha Jubbaland oo ka qayb shirka looga hadlaayo khilaafka doorashada

850

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka qeyb galay furitaanka shirka wadatashiga arrimaha Doorashooyinka oo maanta ka furmay magaalada Dhuusomareeb ee Xarunta Galmudug.

Shirkan waxaa ka qeyb galaya madaxda Dowlada Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah iyo maamulka Gobolka Banaadir iyadoo lagaga tashanayo sidii xal looga gaari lahaa khilaafka ka taagan Doorashada.