Wasaarada howlaha guud eeJubbaland oo qabatay tababar ku saabsan kor u qaadida tayeynta dhismaha.

878

Wasaarada howlaha guud iyo guriyeenta Jubbaland ayaa maanta tababar Aqoon kororsi ah ufurtay  xirafdlayaasha dhismaha ee ka shaqeeya wasaarada howlaha guud iyo guriyeynta.

Tababarkaan oo manta ay ka qayb-galeen ilaa 20shaqaale ah ayaa waxaa xooga lagu saaraayey sidii loo hormarin –lahaa xirfadaha shaqaalaha ka shaqeeya wasaarada howlaha guud.

Agaasimaha waaxda maamulka iyo maamliyada ee wasaarada howlaha guud iyo guriyeenta Jubbaland Faarax Cumar Maxamed ayaa oo la hadlay warbaahinta Jubbaland ayaa sheegay in tababarkaan uu socon doono mudolixa maalin