Ciidanka ilaalada waddooyinka Jubbaland oo bilaabay howlgalo ka dhan ah gadiidka aan lahayn Sharciyada wado marista

808

Ciidanka taraafikada ah ee magaalada Kismaayo ayaa bilaabay howl galo ay ku qabanayaan gaadiidka aan lahayn sharciga wadda marista  iyo kuwa aan lahayn taarikada.

Howl galadan ay ciidanka taraafikada bilaabeen ayaa ah mid sanad le ah iyagoona soo qabtay gawaari dhan 70 gaari kuwaas oo aan lahayn sharciga wadamista Jubbaland ee ay  bixiso  wasaarada gadiidka Jubbaland.

Taliyaha ciidanka taraafikada ah degmada Kismaayo Bashiir Xiis Khaliif   ayaa ka warbixiyey howlgalka ay sameeyeen ciidanka.