Wasiirka Maaliyadda Jubbaland ayaa dib ugu soo laabtay Kismaayo

880

Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Abdiradhiid Jirre Qalinle ayaa maanta dib ugu soo laabtey Magaalada Kismaayo ee Caasimada ku Meel Gaarka ah Ee Jubbaland, kadib Safar Shaqo oo uu todobaayadii ugu danbeeyey ugu Maqnaa dalka dibadiisa.

 

Xubno katirsan labada Gole Ee DG Jubbaland iyo Bulshada qaybaheeda kaladuwan ayaa Wasiirka kusoo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ee Magaalada Kismaayo.