Dhageyso Barnaamijka Cafimaadka

257

Halkan ka dhageeyso Barnaamij looga hadlayo waxyaalaha sababa cudurka Corona Virus iyo sida looga hortagi karo.

Barnaamijka soo gudbintisa waxaa iska kaashaday hay’adda GIZ iyo SOLO.