
War kasoo baxay taliska ciidamada Mareykanka qaaradda Afrika ee AFRICOM ayaa lagu shaacisay magaca hoggaamiye sare oo Al-Shabaab looga dilay duqeyn 25-kii Agoosto ka dhacday Koonfurta Soomaaliya.
War-saxaafadeedka kasoo baxay AFRICOM waxaa lagu sheegay in sarkaalkaas lagu magacaabi jiray Cabdulqaadir Yarow Cusmaan oo loo garan ogaa (Cabdulqaadir Kumandoos)
Maraykanku waxa uu sheegay in Cabdulqaadir Kumaandoos uu soo qabtay jagooyin kala duwan Al-Shabaab dhexdeeda, iska markaana uu Taliye Sare ka ahaa ururka markii u dambaysay