
Taliska booliska magalada Baledweyne ayaa soo saaray awaamiir lagu mamnuucayo gaadiidka muraayadaha madow ama loo yaqaano pencilka.
Taliska Ciidanka Booliska Beledweyne ayaa uga digay dhamaan gaadiidleyda ka shaqeysa gudaha magaalada Baledweyne iyo kuwa soo galaba, waxana ay sidoo kale ka digeen inana wax gaadiid ah la dhigi karin inta u dhaxeysa Bacadlaha iyo afaafka hore ee xarunta mamulka Gobolka.