Wafti ka horu dhac ah oo ka socda dowlad Jubbaland oo gaadhay Muqdisho.

836

Cutub ka mid ah ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Dowladda Jubaland ayaa gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, kuwaas oo hordhac u ah Waftiga Madaxweynaha dowlada Jubbaland.

Waftiga ka socda Jubbaland ee gaadhay Muqdisho ayaa hordhac u ah Madaxwaynaha Jubbaland oo Muqdisho kaga qayb galaya Shir looga hadlaayo Arimaha siyaasada dalka iyo doorashooyinka inagu soo fool leh ee 2020 iyo 2021.

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullahi Denni ayaa isagna lagu wadaa in uu tago magaalada Muqdisho.