Akhriso: War murtiyeedka Shirka Wadatashiga Puntland iyo Jubbaland

802

Waxaa goor dhow war murtiyeed laga soo saaray Shir Wadatashi ah oo magaalada Garowe ku dhex maray Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ee xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya 25-26 bisha Agosto.
Halkan hoose ka akhriso war murtiyeedka:-