Wasiir ka tirsanaa Jubbaland oo Musuq lagu Eedeeyay shaqada looga joojoyay

903

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa shaqada looga joojiyay wasiirka wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee Jubbaland Maxamed Xasan Maxamed oo lagu eedeyay ku Takri fal Maaliyadeed oo aan nidaamka maaliyada Jubbaland waafaqsanayn.

Hoos ka akhriso