
Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta oo Isniin ah taariikhduna ku beegan tahay 10/8/2020 waxaa ay shaacisay natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Ardaydu galeen.
Sidoo kale Wasaaradda ayaa soo saartay 10-ka Dugsi sare ee Ardaydooda ugu sarreeyan Imtixaanka, isla markaana waxaa Dugsiyada hoggaaminaya dugsiga Sare ee degmada Galdogob.
Hoos ka Akhriso Natiijada Imtixaanka ee la shaaciyay.