Dadwaynaha Kismaayo oo aragtidooda ka dhiibtay shirka Dhuusamareeb.

727

Dadwaynaha ku dhaqan magaalada Kismaayo ayaa aragtidooda ka dhiibtay shirka ka socda maalintii labaad magaalada dhusamareeb ee xarunta maamul Goboleedka Jubbaland.

Dadwaynaha Kismaayo ayaa aad u soo dhaweeyey shirka ka socda waxaana ay sheegen in laga wada hadlo ayaaha dalka in ay tahay masuuliyad saaran Madaxda dowlad goboleedyada iyo dowlada dhexe-ba,waa kuwan qaar ka mida dadwaynaha Kismaayo oo arintaas ka hadlaya.

Xaliimo Faarax Godane oo madaxa hay’adda SWSO ayaa iyadana aragtida ka dhiibatay shirka dhuusamareeb iyo waxyaabaha uu soo kordhin karo.