Wasaarada garsoorka cadaalada iyo arimaha diinta jubbaland oo xaafada ka mid ah kismayo ka dhagax dhigtay masaajid

799

Wasiirka wasaarada  garsoorka cadaalada iyo arimaha diinta ee dowlada goboleedka jubbaland ayaa manta  xaafada kiboora  ka dhagax dhigay masajid dhulka lagu dhisaayo maasjidka ayaa waxaa bixisay hooyo lagu magacaabo faaduma sheikh maxamed

 

Wasiirka wasaarada garsoorka  cadaalada iyo arimaha diinta jubbaland maxamed Ibrahim  oo koobta dhagax dhiga ka hadlay ayaa waxa uu mahad celin ka dib sheegay  in wasaarada ay beryahaan danbo ay wada dadaalo lagu doonaayo in kor loogu qaado dhismaha koobaha cibaadada iyo goobaha lagu barta diinta waxa uuna ku booriyay bulshada in kaalin ween ay ka qaataan xoojinta barnaamishyada diinta loogu adeegaayo