Akhrsio: Madaxweyne Waare oo Magacaabis Sameeyay

796

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay wasiiro cusub ka dib markii qaar ka tirsan golahiisa wasiirada ay sheegeen inay xilkii banneeyeen.

 

Wasiirada iscasilayw ayaa waxaa ka mid ahaa wasiir ku xigeenka wasaaradda amniga Hirshabeelle Geelle Isaaq oo isaga eedeyn u jeediyay madaxweyanha maamulka Hirshabeelle.

 
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa waxaa xilka Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda amniga Hirshabeelle loogu magacaabay inuu noqdo Xasan Maxamed Cilmi, isagoo bedelaya Geelle isaaq oo xilkaas haayay.

 

Hoos ka Akhriso Wareegtada kasoo baxday Madaxweyne Waare.