In ka badan 130 qofood oo laga soo dejiyay garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho

324

Diyaarad siday 132 qofood ayaa xalay kasoo degtay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana diyaaradu dadkaas kasoo qaaday dalka Sacuudiga.

Dowladda Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in dadkan oo u badan caruur iyo haween ay ku soo celisay dalka, isla markaana ay ku howlantahay sidii dalka loogu soo celin lahaa muwaadiniinta kale ee Soomaaliyeed ee ku kala xayiran dalalka caalamka.

Sidoo kale dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshe kale oo dalka dib loogu soo celinayo Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayiran dalal kale, kuwaasi oo uu sameeyay xayiraadii ka dhalatay dulimaadyada