
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay Xaaladihii ugu dambeeyay ee Cudurka Covid 19.
Wasaaraddu waxaa ay shaacisay 54 xaaladood cusub ee Covid-19,taasi oo tirada guud ka dhigaysaa 582 oo kiis dadka uu soo ritay xanuunka Corona Virus.
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS Fowziya Abiikar Nuur ayaa dadka Soomaaliyeed ugu baaqday in ay qaataan talooyinka caafimaad iyo amarrada dowladda ee qaybta ka ah qorshaha xakameynta faafitaanka Fayruska Covid-
Cudurka Coronavirus ayaa kusii kordhaya Soomaaliya, Dowladdu waxa ay si joogta ah usoo gudbineysaa digniinta la xiriirta in taxadar dheeraad ah laga muujiyo faafidda xannuunka oo halis caafimaad sababa